United States Welcomes the Confirmation of the New Council of Ministers

U.S. Special Representative for Somalia (SRS) James P. McAnulty welcomes the February 9 confirmation of the new Somali Council of Ministers (Cabinet) by the Federal Parliament of Somalia.

“The United States of America applauds the efforts of all stakeholders to find compromise to end the political impasse and form a new government.  I urge all parties to intensify collaborative efforts to realize the political and security goals and objectives of Vision 2016,” said SRS McAnulty.

The United States Government remains steadfast in its support for Somalia, and looks forward to working closely with the new Cabinet, along with the President, Prime Minister, Parliament, and leaders in existing and emerging states, as they continue to promote good governance, security, peace, and economic prosperity in Somalia.

######

Dowladda Mareykanka Waxaa ay soo Dhoweyneysaa Ansixinta Golaha Wasiiradda Cusub.

Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Somaaliya James P. McAnulty ayaa soo dhoweeyey ansixinta wasiiradda cusub ee dowladda federalka Somaaliya.

“Dowladda Mareykanka ayaa waxay dhiragalineysaa talaabadda ay qadeen dhamaanba qeybaha kala duwan ee suurtagaliyey in laga gudbo siyaasadii cakirneed, lana dhiiso xukuumad shaqeyneysa. Waxaan ku boorinayaa dhamaan dhinacayadda kala duwan in ay si wadajir ah u wada shaqeeyaan si hormar looga sameeyo dhinacyadda siyaadda iyo amniga lana gaaro himilada 2016, ayuu yiri SRS McAnulty.”

Dowladda Mareykanka waxaa ay garab taagantahay dowladda Soomaliya, waxayana la shaqeyn doontaa dhamaan wasiiradda cusub ee la ansixiyey, Raisul Wasaaraha, Madaxweynaha iyo hogaamiyaasha maamulada gobolada iyo kuwa soo socda si loo hormariyo amniga iyo dowlad wanaag iyo weliba horumar dhaqaale oo ay umadda Soomaaliyeed hanadaan.