United States Special Representative for Somalia James P. McAnulty Expresses Condolences to the Families of Individuals Killed and Injured in Attacks

On behalf of the Government of United States and the American people, United States Special Representative for Somalia (SRS) James P. McAnultyexpresses his deepest condolences to the families of the Somali National Army (SNA) soldiers, Kenyan Defense Forces, and civilians killed by al-Shabaab militants during the August 22 attack on the SNA training camp in Kismayo, Lower Juba region and the August 23 vehicle-born improvised explosive device attack in Juba Junction in Mogadishu.

SRS McAnulty condemns in the strongest terms these attacks perpetrated by al-Shabaab against the Somali people and government.

The United States remains united with the people of Somalia, the SNA, and the African Union Mission in Somalia forces and will continue to work closely with Somali political and security leaders to defeat al-Shabaab.

Ergayga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii ku geeriyooday iyo  kuwii ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay saldhigga Ciidamada Qaranka Soomaaliye ee Kismaayo iyo weerarkii ka dhacay Muqdisho

August 25, 2015

Asagoo ka wakiil ah dowladda iyo shacabka Mareykanka, Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, ayaa tacsi u diray qoysaska askarta Ciidamada Qaranka Soomaaliya (SNA), Xoogaga difaaca Kenya iyo dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay weerarkiii 22kii August lagu qaaday xero ay ciidamada qaranka Soomaaliya ku leeyihiin Kismaayo, Gobolka Jubada Hoose  iyo weerarkii 23kii August loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo ku qarxay magaalada Muqdisho, Weeraradaas oo ay fuliyeen Mintidiinta Al-shabaab.

Ergeyga McAnulty ayaa cambaareeyn xoogan u jeediyey weeraradaan lagu dhibaateeyey shacabka iyo dowaldda Soomaaliya

Mareykanka waxaa ka go’an in ay taageeraan shacabka Soomaaliyeed, Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (SNA) Holwgalka midowga Africa ee Soomaaliya, Mareykanka wuxuu sii wadi doonaa in uu si dhow ula shaqeeyo hoggaamiyaasha siyaasadda iyo amniga Soomaaliya si looga adkaado Al-shabaab.