U.S. Special Representative Condemns Attack on Ministry of Education in Mogadishu

U.S. Special Representative for Somalia James P. McAnulty condemns the reprehensible April 14 attack on the Ministry of Education in Mogadishu and reaffirms the United States’ solidarity with the Federal Government of Somalia and its people against terrorist organization al-Shabaab.  We commend the timely response of the Somali and AMISOM security forces that saved many lives, and honor those who died fighting to protect the innocent.

The cowardly attack by al-Shabaab against the Ministry of Education underscores the terrorists’ fierce and misguided opposition to advancing the professional, educational, and vocational aspirations of all Somalis. Such attacks will not deter Somali efforts to counter radicalization and fight the domestic and regional threats posed by al-Shabaab.  The United States understands the devastating impact of violent extremism on peace and security in Somalia and more broadly in East Africa.  We stand with the resilient citizens of Somalia as they work to eliminate the scourge of violent extremism in their country.

Ergeyga Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo si adag u Cambaareeyay Werarkii Wasaarada Tacliinta

April 15, 2015

Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa waxaa si adag uu u cambaareeyay werarkii arxan darada ah ee lagu qaadey wasaaradda taclinta 14-kii April, waxaanu markale u xaqiijinayaa Dowladda Mareykanka in ay garab taagantahay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed si looga horjeesto ururka argagixisadda ee Al-Shabab. Ergeyga waxaa uu u mahad celinayaa cidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM sida ay usoo gabagabeeyeen werarkan, iyagoo qaarkood ay naftoodu ku waayen goobtaasi.

Werarkan ay fulinimada ku dheehantahay ee lagu qaadey wasaaradda waxbarashada ayaa waxay cadeyneysaa in argagixisadda ay ka soo horjeedaan hormarinta taclinta dadka Soomaalida. Werarakan nagama wecin doono la dagaalanka aan kula jirno xagjirnimadda iyo qatarata Al-shabab ay ku hayso Soomaliya iyo wadamada bariga Afrika. Dowladda Mareykanka waxaa ay gaarabtaagantahay umadda Soomaliyeed si looga tirtiro argagixisada dhamaan dalka Soomaaliya.