U.S. Attends Closing Ceremony of Anti-Money Laundering Course

Representatives of the United States Mission to Somalia attended the closing ceremony of a five-day long training on anti-money laundering and terrorist financing.  The training was funded by the Bureau of International Narcotics and Law Enforcement Affairs (INL) at the U.S. Department of State and conducted by the International Development Law Organization (IDLO).  Participants from relevant Somali institutions charged with safeguarding against money laundering and terrorist financing were able to collaborate and expand the knowledge and skills required to combat these complex issues.  Today, an additional 30 members of Somalia’s criminal justice sector joined more than 300 previous alumni having completed training for the investigation and prosecution of complex crimes.

The goal of the $2.2 million INL-funded project to IDLO to combat serious crimes, of which this training was a part of, is to help support our Somali partners to strengthen the institutional capacity of justice sector actors in Mogadishu and the Federal Member States to prosecute, defend, and adjudicate complex crimes, including, but not limited to, terrorism, corruption, and Sexual and Gender-Based Violence.  The United States remains a committed partner to Somalia, specifically in building capacity at the Federal and State levels to effectively and fairly prosecute crimes – a cornerstone of any functioning criminal justice system.

###

Wakiillo ka socda Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad xiritaan tababar shan maalmood qaatay oo ku saabsan la-dagaallanka wareeginta lacagaha si aan sharci ahayn  iyo maalgelinta argagixisada. Tababarka waxaa maalgeliyey Xafiiska Caalamiga ah ee la dhagaalanka Maandooriyaha iyo Arrimaha Sharci Illaalinta (INL) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka waxaana fuliyay Ururka Caalamiga ah ee Horumarinta Sharciga (IDLO).

Kaqeybgalayaasha ka socda hay’adaha Soomaaliyeed ee ay khusayso ka-hortaga wareeginta lacagaha si aan sharci ahayn  iyo maalgelinta argagixisada waxay fursad u heleen inay iskaashi sameeyaan oo ay ballaariyaan aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay la-dagaallanka arrimahan adag.

In ka badan 30 xubnood oo ka tirsan waaxda caddaaladda ee dambi baarista ee Soomaaliya ayaa maanta ku biiray in ka badan 300 oo horey u qalinjabisay kuwaasoo dhammeystay tababbar ku aadan baaritaanka iyo dacwad ku soo oogista dambiyada culus.

Ujeedada mashruuca ee INL ay ku maal gelineso IDLO $2.2 milyan oo uu tababbarkani qayb ka ahaa ayaa ah mid lagu la dagaallamayo dambiyada culus,  inuu gacan ka geysto ka taageeridda hawlwadeenadda Soomaaliyeed si loo xoojiyo awoodda hay’addaha iyo waaxda caddaaladda ee Muqdisho iyo Maamul Goboleedyada si ay u maxkamadeeyaan, u difaacaan, uguna xukuntaan dambiydda culus, oo ay ku jiraan, laakiin aan ku xadidnayn, argaggixisannimada, musuqmaasuqa, iyo Tacadiyadda Ku Salaysan Jinsiga.

Mareykanka waxaa uu muujinaya ka go’anaansha taageeradda Soomaaliya, gaar ahaan kobcinta awooda heerarka Federaalka iyo heer Maamul Goboleed si loo helo cadaalad wax ku ool ah– kaasoo gundhig u ah nidaam kasta oo ka shaqeeya cadaaladda.

###