U.S. Ambassador’s Statement on July 24 Mogadishu Attack

The United States condemns in the strongest terms the July 24 terrorist attack in Mogadishu.  We offer our sincerest condolences to the families and friends of the victims who were killed.  We also pray for those who were injured, including Mayor Abdirahman Omar Osman.  We commend the Somali security forces and first responders who provided care in the aftermath of this attack.

This attack yet again demonstrates al-Shabaab’s disregard for the lives of the Somali people and they are an obstacle to progress towards peace and prosperity in Somalia.  We affirm our strong commitment to the people and government of Somalia and to assist collective efforts to degrade terror groups and build a stronger and prosperous Somalia that offers a brighter future for its people.

###

Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarka argagaxiso ee 24-kii Luulyo ka dhacay Muqdisho. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoysaska iyo saaxiibbada dhibanayaasha la dilay. Waxaan siddoo kale u duceeneynaa dadka ku dhaawacmay oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdirahmaan Cumar Cusman. Waxaan amaanayna ciidamada soomaaliyeed iyo shaqaallaha gurmadka degdeg ah ee caawiyey dadkii dhaawacmay.

Weerarkan ayaa mar kale muujinaya in al-Shabaab aysan dhowreynin nolosha dadka Soomaaliyeed ayna carqalad ku yihiin horumarka ku aadan nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya.

Waxaan xaqiijineynaa ballanqaadkeena xooggan ee aan ku garab taagannahay dadka iyo xukuumadda Soomaaliyeed anagoo gacan ka geysaneyna ​​dadaallada wadajirka ah ee lagu doonayo baabi’inta kooxaha argagixisada iyo dhisida dal adag oo dadkiisa u horseeda barwaaqo iyo mustaqbal wanaagsan.

###

For more information, please contact

Public Affairs Officer

United States Mission to Somalia

SomaliaPublicAffairs@state.gov

Visit us at https://so.usmission.gov/

https://www.facebook.com/US2Somalia/

Follow us on Twitter: @US2SOMALIA