U.S. Ambassador’s Statement on February 28 Mogadishu Attack

The United States condemns in the strongest terms the February 28 terrorist attacks in Mogadishu.  We commend the heroic actions of the Somali security forces and first responders who unselfishly put themselves in harm’s way to repel the attackers and provide care to the trapped and wounded saving many lives.  We extend our sincerest condolences to the families and friends of the victims who were killed or injured.

Al-Shabaab has yet again demonstrated that it has no regard for the Somali people and has one goal – to prevent progress towards peace and prosperity in Somalia.  The United States affirms its strong commitment to the people of Somalia and to the Somali government and to assist international collective efforts to build a stronger and prosperous Somalia that offers a brighter future for its people.

###

Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarrada argagaxiso ee 28-kii Febraayo ka dhacay Muqdisho. Waxaan amaanayna tallaabooyinka geesinimo ee ciidamada amniga ee Soomaaliya iyo kuwii ugu horreeyay ee naftooda khatarta u geliya si ay uga hortagaan kuwa weerarka soo qaaday iyo sidda ay u dardar geliyeen taakulenta dadka la xannibay oo dhaawac ah, taaso sahashay  badbaadinta naf badan. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoysaska iyo saaxiibbada dhibanayaasha la dilay ama dhaawacmay.

Al-Shabaab mar kale waxay muujisay in aysan u haynin noolasha dadka Soomaaliyeed wax tixgilin ah, waxayna leeyihiin hal hadaf – si loga hortago horumarka, nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya. Dowlada Maraykanka waxa ay xaqiijineysaa dadaalka xooggan ee ay siineyso dadka iyo xukuumadda Soomaaliyeed ayadda oo gacan ka geystaan ​​dadaallada wadajirka ah ee caalamiga ah taaso lagu doonaayo dhisida dal xoog leh oo dadkiisa ku horseedo barwaaqo iyo mustaqbal wanaagsan.

###

For more information, please contact

Public Affairs Officer

United States Mission to Somalia

SomaliaPublicAffairs@state.gov

Visit us at https://so.usmission.gov/

Follow us on

Facebook: https://www.facebook.com/US2Somalia/

Twitter: @US2SOMALIA