International partners welcome the launch of conference towards the formation of interim central regions administration

Mogadishu – The United Nations, Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU), African Union Mission in Somalia, the United States, the United Kingdom, Sweden, Italy, Ethiopia, Uganda and Turkey have welcomed the launch of the Adaado conference for the formation of an interim administration in the central regions.

International partners commended the people of the central regions for concluding the reconciliation conference in Dhusamareeb and for their dedication and commitment to peace and stability in the country.

“This is another important step towards peace and state-building for the people of the central regions, as well as all Somalis. While looking forward to a successful outcome of the conference in Adaado, we urge the people of the central regions to build their new administration on the principles of reconciliation, consensus, and inclusivity,” said International partners.

International partners congratulated President Hassan Sheikh Mohamud for his role in opening the conference on 16 April and encouraged all participants in the Adaado conference to put aside personal interests and differences to work together to promote peace and state-building in the region.

International partners strongly urge all parties to engage in constructive reconciliation to build the foundations of a stable interim regional administration. Somalia’s international partners pledge their support to ensure timely implementation of the outcomes of the conference.

“International partners are grateful to the communities and authorities of Himan and Heeb for hosting our visit on 15 April so we could engage directly with many of the stakeholders. The visit was intended to demonstrate our support and promote a spirit of compromise,” said Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG), Nicholas Kay.

The agreement on central region state formation was signed in Mogadishu on 30 July 2014, with all parties committing themselves to form an inclusive administration. Since then, the parties to the agreement have worked towards reconciliation and the political process of establishing an interim administration in the central regions.

End

* * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * *

Jaalayaasha ka socda caalamka oo soo dhoweeyey furitaanka Shirka Maamul-usamaynta Gobollada Dhexe

Muqdisho –  Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka IGAD, Ururka Midowga Yurub, Ururka  Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya,  Dowladda Maraykanka,  Dowladda Ingiriiska,  Sweden,  Talyaaniga,  Itoobiya,  Uganda,  iyo  Turki ayaa soo dhoweeyay  furitaanka  Shirka maamul-u samaynta Gobolada Dhexe ee ka furmay Cadaado.

Jaalayaasha ka socda bulshada caalamka waxay ku amaaneen dadka  gobolada dhexe sida ay u soo geba-begeeyeen Shirkii dib-uheshiisiinta ee ka socday Dhuusamareeb, kaas oo ay ku muujiyeen sida ay ooga go’antahay in dalka lagu soo celyo Nabad iyo Xasilooni.

“Tani waa talaabo kale oo aad muhiim u ah, loona qaaday dhinaca Nabadda iyo Qaran-dhisidda ee khusaysay dadka Goboladda dhexe iyo dhamaan Soomaalida oo dhan. In kasta oo aan ka dhursugayno in uu Shirka Cadaado uu ku dhamaaado guul, hadana waxaan ku boorinaynaa dadka ku nool goboladda  dhexe in ay maamulkooda ku dhistaan hab kudhisan dib-uheshiisiin, isutanaasul,  iyo in ay u wada dhamaadaan shirka,” ayay yiraahdeen jaalayaasha ka socday bulshada caalamka.

Jaalayaasha ka socda bulshada caalamka waxay boogaadiyeen dowrkii uu  Maxadwayne Xasan Sheikh Maxamuud ka cayaaray furitaanaka  Shirka,  kaas oo dhacay 16 Abriil. Wuxuuna ku booriyay dhamaan ka qaybgalayaasha shirka  Cadaado in ay meel iska dhigaan danaha  khaaska ah  iyo wixii farqi ah ee u dhaxeeya ayaga,  una wada holwgalaan si wadajir ah, horumariyaana nabadda iyo dhisidda  Dowlada  Gogoleedka.

Jaalayaasha ka socda caalamka waxay si adag oogu guubaabiyeen  dhamaan ka qaybgalayaasha  shirka in ay u wada howlgalaan si wax dhisid iyo didb u heshiisiin ku qotonta , si ay aasaaska oogu dhigaan Dowlad Goboleed  ku Meel Gaar ah. Jaalayaasha ka socda bulshada caalamka lana shaqeeya Soomaaliya, waxay balan qaadeen taageero si loo dhaqan geliyo natiijada ka soobaxda shirka wakhtiga ku haboon.

“Jaalayaasha ka socday bulsha caalamka waxay u mahad celinayaan  Dadka  Xibin iyo Xeeb iyo Maamulkooduba, kaas oo nagu soo dhoweeyay (magaalada cadaado) taariihkda markay  ayeed 15 Abriil, waxayna noo suurta geliyeen in aan si toos ah u aragno dadbadan oo ay arrintu khusaysay. Booqashada waxay aheed muujin aan muujinayno taageerada aan u hayno (howsha)  iyo  in aan horumarino dhaqanka ku fadhiya isu tanaasulka”, ayuu yiri  Ergayga Gaarka ah ee  Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay  u qaabilsan Soomaaliya,  Nikolas Kay.

Heshiiska lagu dhisayo  Maamulka  Goboladda dhexe waxaa lagu  saxiixay Muqdisho 30  Julay 2014, dhamaan dadka ay arrintu khusaysayna waxay ku heshiiyeen in ay  ay sameestaan maamul loo wada dhanyahy. Mudadaas wixii ka dambeeyay, dhamaan dhinacyada ay arrintu khusayso, waxay u howlgaleen  sidii lagu heli lahaa dhib-u heshiisiin,  iyo Geedi socod lagu dhisayo  Dowlad Goboleed ku meel gaar ah ee ka curata Goboladda dhexe.

Dhamaad